Maakhir English waa app loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay bartaan English-ka.
Waxyaabaha app-ka ku jira:
• Erayo ku saleysan heerarka Caalamiga ah ee CEFR.
• Wada hadalo english ah oo afsoomali ku turjuman oo wata dhagaysi
• Tababarka iyo dhisida lahjadaada luuqada englishka.
• Imitxaano yar-yar oo kaa caawinaya tijaabinta heerka aad luuqada ka joogto.
• Waxaad si fudud ku tixraaci kartaa hab socodkaaga waxbarasho mudo kooban waliba.
• Vocabulary iyo topic-based learning
App-kan wuxuu bixiyaa hab casri ah oo lagu barto English-ka laga bilaabo beginner(bilaw) ilaa advanced(heer sare).
Baro in kabadan 7000+ Ereyo english ah oo afsoomali ku turjuman