Koranen
Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 CD (Ciise Dabadii), wakhtigaasa jh Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed fred vare med honom.svg geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.
Uppdaterades den
26 dec. 2023
Böcker och referensmaterial