ホルダカ
HIILKAAB APP waa habka ugu fudud ee aad wax uga iibsan kartid online-ka adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqada jooga, waxaad ka heli karta jawaabaha dhammaan baahiyahaaga.
HIILKAAB APP wuxu ku dhisan yahay hab si fudud loo isticmaali karo、la isku haleen karo、waxa uu ka qeyb qaadanayaa horumarka ganacsiga dalka iyo adeeg u hasla dad weynaha helida wax walba ay u baahdaan.
o FAIIDADA HIILKAAB
Keedso waqtigaga iyo lacagtada, Wax walba ad u baahantahay ku hel si fudud, waliba Qiimo jaban iyo tayo sare leh.
o Qaabka uu u shaqeeyo app ka
Waxan u qaabeenay hab suuq ah, oo sifudud loga heli karo adeeg walba ay bulshada u baahantahay.
Ganacsatada wey is diiwangeliyaan ka dib ayaan Suuqa kuso bandhignaa alaabtooda ama service kooda.
o キーバハ uu ka koobanyahay
1 配達: -
Waxa kuu qadeena Alaabtaadawaxana ku geyneena halka ad u rabtid in la geeyo alaabtas、ayadoo la ilaaliyay、la damaanad qaaday ワックス kaste o ku yimaada inta shaqadaas la qabanaayo.
2 食事: -
Waxaad ka heli kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyin kala duwan adigo dooranaya maqaayada aad dooneysid.
3 ショッピング: -
kabadan 10 kun の製品 oo kala duwan sida、スマートフォン、衣類、スポーツ、靴、時計、化粧品、ホーム アクセサリー、本、文房具 iyo kuwa lamid ah, waad iibsan karta si ad u fudud の Waxa ku jira。
4 イスク・ハレンタ・イヨ・アマナダ
Ma u baahnid inaad ka walwashid xogtaada shaqsiga ah iyo iibkaaga, anaga aya kuu xafideeno, si shaqsi ah na wa u arki kartaa wana la socon karta wax walba ad iibsatay, qof an adiga aheen xaq umalaha inuu daalacado.
5 ラカグ ビシンタ
Dhawr qaab kala duwan ayaad u bixin karta lacagaha sida EVC、E-DAHAB、ZAAD、SAHAL、ON CASH
5 セリンタ・アラータ
Wa lagaa celina hadi aad ku qanci waydo product ad iibsatay, lacagtaada neh wa laguu celin doona.
o Nalasoo xariir
Si fudud aya noogula soxiriiri karta adigo fariin noosodiri kara ama nasoo wici kara waqti kaste.