500+
다운로드
콘텐츠 등급
전체이용가
스크린샷 이미지
스크린샷 이미지
스크린샷 이미지
스크린샷 이미지

앱 정보

호르다카
HIILKAAB APP waa habka ugu fudud ee aad wax uga iibsan kartid online-ka adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqada jooga, waxaad ka heli karta jawaabaha dhammaan baahiyahaaga.

HIILKAAB APP wuxu ku dhisan yahay hab si fudud loo isticmaali karo, la isku haleen karo, waxa uu ka qeyb qaadanayaa horumarka ganacsiga dalka iyo adeeg u hasla dad weynaha helida wax walba ay u baahdaan.

o FAAIDADA HIILKAAB
Keedso waqtigaga iyo lacagtada, Wax walba ad u baahantahay ku hel si fudud, waliba Qiimo jaban iyo tayo sare leh.

o Qaabka uu u shaqeeyo 앱 카
Waxan u qaabeenay hab suuq ah, oo sifudud loga heli karo adeeg walba ay bulshada u baahantahay.
Ganacsatada wey is diiwangeliyaan ka dib ayaan Suuqa kuso bandhignaa alaabtooda ama service kooda.

o Qeebaha uu ka koobanyahay

1 배송: -
Waxa kuu qadeena Alaabtaada waxana ku geyneena halka ad u rabtid in la geeyo alaabtas, ayadoo la ilaaliyay, la damaanad qaaday wax kaste o ku yimaada inta shaqadaas la qabanaayo.

2 식품: -
Waxaad ka heli kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyin kala duwan adigo dooranaya maqaayada aad dooneysid.

3 쇼핑: -
Waxa ku jira in kabadan 10 kun products oo kala duwan sida, Smartphones, clothes, sports, Shoes, Watches, cosmetic, home accessories, books, and stationery iyo kuwa lamid ah, waad iibsan karta si ad u fudud.

4 Isku halenta iyo 아마나다
Ma u baahnid inaad ka walwashid xogtaada shaqsiga ah iyo iibkaaga, anaga aya kuu xafideeno, si shaqsi ah na wa u arki kartaa wana la socon karta wax walba ad iibsatay, qof an adiga aheen xaq umalaha inuu daalacado.

5 라카그 빅신타
Dhawr qaab kala duwan ayaad u bixin karta lacagaha sida EVC, E-DAHAB, ZAAD, SAHAL, ON CASH

5 셀린타 알라바타
Wa lagaa celina hadi aad ku qanci waydo product ad iibsatay, lacagtaada neh wa laguu celin doona.

o Nalasoo xariir
Si fudud aya noogula soxiriiri karta adigo fariin noosodiri kara ama nasoo wici kara waqti kaste.
업데이트 날짜
2023. 12. 6.

데이터 보안

보안은 개발자가 데이터를 수집 및 공유하는 방식을 파악하는 것에서 시작됩니다. 데이터 개인 정보 보호 및 보안 관행은 사용자의 앱 사용, 지역, 연령에 따라 다를 수 있습니다. 다음은 개발자가 제공한 정보이며 추후 업데이트될 수 있습니다.
제3자와 공유되는 데이터 없음
개발자가 어떻게 공유를 선언하는지 자세히 알아보세요.
수집된 데이터가 없습니다.
개발자가 어떻게 수집을 선언하는지 자세히 알아보세요.

새로운 기능

New Features 🔥

앱 지원

전화번호
+252617697873
개발자 소개
Ahmed Osman yusuf
ahmedozmaan@gmail.com
Somalia
undefined