
muslima
- Flag inappropriate
- Show review history
Sheikh Sharif dhawiil ,mashaAllah ,abaal badan baan u hayaa wallhi. Waxan ka bartay naxwaha,Tafsiirka Quranka ,Arbacin anawawi ,Dhanka youtubeka hadana kitaab Sarfi ah baa ii socdo oon hada dhageysanaye. inshaAllah Wax badanna waa ka baran doona ilaahay ha xafido sheikha .
56 people found this review helpful