ifiyaha nolosha waa aplicación dhiira gelin ah kaasoo xambaarsan macno aad u weyn
Kana Kooban. baraarujin, jaceyl, tahniyadeyn, dhiira gelin, boorin, waano iyo ogeysiin,
ifiyaha nolosha waxaa loogu talo galey qof weliboo hami iyo hiigsi leh rajadiisuna tahay in uu mar un nolosha heer ka gaadho,
waxaan rajeynayaa en uu app-kani aad idiin anfici doono,