100+
Téléchargements
Classification du contenu
Tout public
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran
Capture d'écran

À propos de l'application

Cawiye App - waa App kuu fududeynaya inaad balan u qabsato dhaqtarkaaga adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

Appkaan waxaa balan kasoo qabsan kara dadka ku nool magaalada muqdisho.

Cawiye App si fudud ayaad isaga diiwaangelin kartaa adigoo balan ku qabsanaya wax ka yar 2 daqiiqo.📱💻

Cawiye App waxaad ka heli kartaa isbitaalada ugu waaweyn magaalada muqdisho oo aad balan u qabsan kartaa dhaqaatiirta ka shaqeysa.

bukaanku wuxuu kala socon karaa Appka Cawiye ogeysiisyada iyo xayeysiimaha isbitaalada ay sameynayaan sida qaliimo bilaash ah ah iyo wixii lamid ah.

Bukaanku wuxuu ogaan karaa inuu maqanyahay ama uu joogo dhaqtarka uu rabo inuu balan u qabsado iyo maalmaha uu shaqeeyo.

Bukaanku wuxuu Appka cawiye ka heli karaa wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad est dhaqaatiirtu bixineyso.

Bukaanku markii uu balan u qabsado dhaqtarkiisa waxaa fariin ugu soo dhici doontaa lambarka uu lacagta ka diray iyo qeybta notifications ee Appka asagoo fariintaas dhaqtarka kula kulmi doona.

Bukaanku wuxuu dalban karaa Ambulance isbitaalka uu rabo ama u dhaw asagoo si fudud ku wici kara ambulance-ta.🚑🚑🚑

Bukaanku marka uu lacagta bixinayo wuxuu wax ku bixin karaa kaliya PAIEMENT EVC.💵💵💵
Date de mise à jour
5 avr. 2024

Sécurité des données

La sécurité, c'est d'abord comprendre comment les développeurs collectent et partagent vos données. Les pratiques concernant leur confidentialité et leur protection peuvent varier selon votre utilisation, votre région et votre âge. Le développeur a fourni ces informations et peut les modifier ultérieurement.
Aucune donnée partagée avec des tiers
En savoir plus sur la manière dont les développeurs déclarent le partage
Aucune donnée collectée
En savoir plus sur la manière dont les développeurs déclarent la collecte
Les données sont chiffrées lors de leur transfert
Vous pouvez demander la suppression des données