3,8
567 recenzija
100 tis.+
Preuzimanja
Ocjena sadržaja
Svi
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona

O ovoj aplikaciji

HORUDHAC
--------------------

Somalijski Online tržišta (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-trgovina nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah, waxaa ku dhisnay Hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha, wuxuu ke qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga dalka.

 Qaabka uu u shaqeynayo aplikacije-ka

Waxaa u qaabeynay Hab-ka ay isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay INAA fududeyno Hab adeegsiga Iyo si uu u noqdo meel xog kasta oo ganacsi oo lu baahdo Laga heli Karo, Mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada Marna waa suuq AAD ke iibsan karto vosak kasta oo AAD u baahato.
Waa download-gareysan kartaa ka dibna waa ke iibsan kartaa, kana dheehan kartaa waxaa u baahato.
Ganacsatadana Wey je diiwaangelin karaan ke DIB Ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.
 
 Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------

 Shopping: -
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha Kala duwan Sida, supermarketi, elektronika, Carwooyinka, tiskanice, namještaj je, rezervni-dijelovi Iyo wixii la sredine ah waaad Arki kartaa ganacsi kasta waana ke iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, E-Dahab, E MAAL, MasterCard, Visa kartice.
 putovanja: -
waxaa ke Heli kartaa Dhamaan Turističke agencije adigoo si fudud u ogaan kara halka AAD u safreyso diyaaradaha aada, maalmaha ay baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan Kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha Lagu bixiyo Sida EVC, E-Dahab Iyo E-MAAL, MasterCard, Visa kartica.
 Restorani:
 waxaa ke Arki kartaa oo AAD ke iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso.
 sveučilišta:
waxaa ku JIRA jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda Iyo waalidiinta iney u booqan karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Fakulteti-ka ay bixiso Jaamacad kasta, naknada-ga, Xiliyada uu semisterka bilow yahay Iyo xiliyada uu dhamaanayo.
 Bolnice:
waxaa ku JIRA Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doktor-ka daneyneyso waxana si fudud u bixin kartaa lacagta ulaznice-ka Doktor-ka.
 TV i radio: -
wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha Iyo daawadayaasha iney la socon karaan progam-Yada warbaahinta, kelj sidoo wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan, toos ayaa looga daawan karaa loogana dhageysan karaa.
Automobili : -
waxaad booqan karaa oo DHex wareegi kartaa Geerash-Yada (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta modeli-ka, waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha.
 Shirkaddaha isgaarsiinta: -
 waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.
Waxaa sidoo kelj ke sredine ah adeegeenna
 Banke-ke,
 shirkadaha dhismaha,
 kuwa adeega guud,
 Shirkadaha korantada,
 Kaalimaha shidaalka,
 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA UGU MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan karto adeeg-Yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa wici karto si toos ah Isla app-ka dhexdiisa
-inaa Poruka u diri karto.
-inaa ka iibsan karto
Ažurirano
7. lis 2023.

Sigurnost podataka

Sigurnost počinje razumijevanjem načina na koji razvojni programeri prikupljaju i dijele vaše podatke. Prakse privatnosti i sigurnosti podataka mogu se razlikovati ovisno o vašoj upotrebi, regiji i dobi. Te informacije pružio je razvojni programer koji ih tijekom vremena može ažurirati.
Podaci se ne dijele s trećim stranama
Saznajte više o tome kako razvojni programeri navode dijeljenje
Ova aplikacija može prikupljati ove vrste podataka
Osobni podaci
Podaci se šifriraju tijekom prijenosa
Možete zatražiti brisanje podataka

Ocjene i recenzije

3,8
564 recenzije

Što je novo

Bug fixes and performance improvements: In this release, we've fixed several bugs and improved the performance of our app to provide a better user experience.

Podrška za aplikaciju