100+
ការទាញយក
ចំណាត់ថ្នាក់ខ្លឹមសារ
គ្រប់គ្នា
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់
រូបភាព​​រូបថត​អេក្រង់

អំពី​កម្មវិធីនេះ

Cawiye App- waa App kuu fududeynaya inaad balan u qabsato dhaqtarkaaga adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo ។

Appkaan waxaa balan kasoo qabsan kara dadka ku nool magaalada muqdisho.

Cawiye App si fudud ayaad isaga diiwaangelin kartaa adigoo balan ku qabsanaya wax ka yar 2 daqiiqo.📱💻

Cawiye App waxaad ka heli kartaa isbitaalada ugu waaweyn magaalada muqdisho oo aad balan u qabsan kartaa dhaqaatiirta ka shaqeysa ។

bukaanku wuxuu kala socon karaa Appka Cawiye ogeysiisyada iyo xayeysiimaha isbitaalada ay sameynayaan sida qaliimo bilaash ah iyo wixii lamid ah ។

Bukaanku wuxuu ogaan karaa inuu maqanyahay ama uu joogo dhaqtarka uu rabo inuu balan u qabsado iyo maalmaha uu shaqeeyo ។

Bukaanku wuxuu Appka cawiye ka heli karaa wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad ay dhaqaatiirtu bixineyso ។

Bukaanku markii uu balan u qabsado dhaqtarkiisa waxaa fariin ugu soo dhici doontaa lambarka uu lacagta ka diray iyo qeybta ការជូនដំណឹង ee Appka asagoo fariintaas dhaqtarka kulmi doona ។

Bukaanku wuxuu dalban karaa Ambulance isbitaalka uu rabo ama u dhaw asagoo si fudud ku wici kara ambulance-ta.🚑🚑🚑

Bukaanku marka uu lacagta bixinayo wuxuu wax ku bixin karaa kaliya EVC PAYMENT.💵💵💵
បាន​ដំឡើងកំណែ​នៅ
5 មេសា 2024

សុវត្ថិភាព​ទិន្នន័យ

សុវត្ថិភាព​ចាប់ផ្ដើមពី​ការយល់ដឹងអំពី​របៀបដែល​អ្នកអភិវឌ្ឍន៍​ប្រមូល និង​ចែករំលែក​ទិន្នន័យរបស់អ្នក។ ការអនុវត្ត​ចំពោះសុវត្ថិភាព និង​ឯកជនភាព​ទិន្នន័យ​អាចខុសគ្នាទៅតាម​ការប្រើប្រាស់ តំបន់ និង​អាយុរបស់អ្នក។ អ្នកអភិវឌ្ឍន៍​បានផ្ដល់​ព័ត៌មាននេះ និង​អាចធ្វើបច្ចុប្បន្នភាព​វានៅពេលខាងមុខ។
មិនចែករំលែក​ទិន្នន័យ​ជាមួយ​ភាគីទីបីឡើយ
ស្វែងយល់​បន្ថែមអំពី​របៀបដែល​អ្នកអភិវឌ្ឍន៍​ប្រកាសអំពី​ការចែករំលែក​ទិន្នន័យ
មិនប្រមូល​ទិន្នន័យឡើយ
ស្វែងយល់​បន្ថែមអំពី​របៀបដែល​អ្នកអភិវឌ្ឍន៍​ប្រកាសអំពី​ការប្រមូលទិន្នន័យ
ទិន្នន័យត្រូវបានអ៊ីនគ្រីបសម្រាប់ការផ្ទេរ
អ្នកអាចស្នើសុំឱ្យលុបទិន្នន័យនោះបាន