3,8
567 apžvalgos
100 tūkst.+
Atsisiuntimai
Turinio įvertinimas
Visiems
Ekrano kopijos vaizdas
Ekrano kopijos vaizdas

Apie šią programą

HORUDHAC
--------------------

Somalio rinkos internete (SOOMAR) Waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-komercija nooc La jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga Ak, waxaa Ku dhisnay hab fudud oo saaxib La Ah isticmaalaha, wuxuu KA qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga dalka.

 Qaabka uu u shaqeynayo programos KA-

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay Isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay inaa fududeyno hab adeegsiga Iyo SI uu u noqdo meel XOG Kasta oo ganacsi oo Loo baahdo Laga Heli Karo, Kov Waa meel aa kusoo bandhigo KARTO adeega AAD u heyso bulshada Marna Waa suuq AAD KA iibsan KARTO vaškas Kasta oo AAD U baahato.
Waa Parsisiųsti-gareysan kartaa KA dibna Waa KA iibsan kartaa, Kana dheehan kartaa waxaa U baahato.
Ganacsatadana Wey yra diiwaangelin karaan ka dib Ayaan adeegooda bulshada La wadaageynaa.
 
 Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------

 Prekių: -
oo AY Ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida, prekybos centrai, elektronika, Carwooyinka, Kanceliarinės prekės, baldus, atsarginių dalių Iyo wixii La vidurio Ah waaad Arki kartaa ganacsi Kasta waana KA iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, El Dahabas, E maal, MasterCard, VISA kortele.
 kelionės: -
waxaa KA Heli kartaa Dhamaan Kelionių agentūros adigoo SI fudud U ogaan kara halka AAD U safreyso diyaaradaha Aada, maalmaha AY baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan kara bilietų ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo Nariams EVC, E-Dahabas Iyo E-maal, MasterCard, VISA kortele.
 Restoranai:
 waxaa ka arki kartaa oo AAD KA iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso.
 universitetai:
waxaa Ku JIRA jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda Iyo waalidiinta iney U booqan karaan jaamacadda iyagoo ogaan Kara Fakultetai-KA AY bixiso Jaamacad Kasta, mokestis-GA, Xiliyada uu semisterka bilow yahay Iyo xiliyada uu dhamaanayo.
 Ligoninės:
waxaa Ku JIRA Xarumaha caafimaad-KA waxaa dooran kartaa daktaras-KA daneyneyso waxana SI fudud U Biksino kartaa lacagta Bilietų ka daktaras-KA.
 televizija ir radijas -
wuxuu U sahlayaa dhageystayaasha Iyo daawadayaasha iney La socon karaan Program-bla warbaahinta, sidoo kopūstai wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka EE idaacadaha qaarkood isticmaalaan, Toos ayaa Looga daawan karaa loogana dhageysan karaa.
 Automobiliai: -
waxaad booqan karaa oo dhex wareegi kartaa Geerash-bla (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta, modeliai-ka, waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha.
 Shirkaddaha isgaarsiinta: -
 waxaa ogaan kartaa adeegyada AY bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.
Waxaa sidoo kopūstai KA vidurio Ah adeegeenna
 Bankai-ka,
 shirkadaha dhismaha,
 kuwa adeega Reklamavimosi,
 Shirkadaha korantada,
 Kaalimaha shidaalka,
 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA UGU MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan KARTO adeeg-bla, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa wici KARTO SI toos Ah Isla programa-ka dhexdiisa
-inaa pranešimą U diri KARTO.
-inaa ka iibsan KARTO
Atnaujinta
2023-10-07

Duomenų sauga

Norint užtikrinti saugą pirmiausia reikia suprasti, kaip kūrėjai renka ir bendrina jūsų duomenis. Duomenų privatumo ir saugos praktika gali skirtis, atsižvelgiant į jūsų naudojimą, regioną ir amžių. Kūrėjas pateikė šią informaciją ir gali atnaujinti per laiką.
Jokie duomenys nėra bendrinami su trečiosiomis šalimis
Sužinokite daugiau, kaip kūrėjai apibrėžia bendrinimą
Ši programa gali rinkti šių tipų duomenis
Asmens informacija
Perduodami duomenys šifruojami
Galite pateikti duomenų ištrynimo užklausą

Įvertinimai ir apžvalgos

3,8
564 apžvalgos

Kas naujo

Bug fixes and performance improvements: In this release, we've fixed several bugs and improved the performance of our app to provide a better user experience.

Programos palaikymas