100+
Downloads
Inhoudsbeoordeling
Iedereen
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding
Screenshotafbeelding

Over deze app

Cawiye App-waa App kan worden gebruikt als u qabsato dhaqtarkaaga adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo wilt.

Appkaan waxaa balan kasoo qabsan kara dadka ku nool magaalada muqdisho.

Cawiye App si fudud ayaad isaga diiwaangelin kartaa adigoo balan ku qabsanaya wax ka yar 2 daqiiqo.πŸ“±πŸ’»

Cawiye-app wasaad ka heli-kaart isbitaalada ugu waaweyn magaalada muqdisho oo aad balan u qabsan-kaart dhaqaatiirta ka shaqeysa.

bukaanku wuxuu kala socon karaa Appka Cawiye ogeysiisyada iyo xayeysiimaha isbitaalada ay sameynayaan sida qaliimo bilaash ah iyo wixii lamid ah.

Bukaanku wuxuu ogaan karaa inuu maqanyahay ama uu joogo dhaqtarka uu rabo inuu balan u qabsado iyo maalmaha uu shaqeeyo.

Bukaanku wuxuu Appka cawiye ka heli karaa wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad ay dhaqaatiirtu bixineyso.

Bukaanku markii uu balan u qabsado dhaqtarkiisa waxaa fariin ugu soo dhici doontaa lambarka uu lacagta ka diray iyo qeybta notificaties ee Appka asagoo fariintaas dhaqtarka kula kulmi doona.

Bukaanku wuxuu dalban karaa Ambulance isbitaalka uu rabo ama u dhaw asagoo si fudud ku wici kara ambulance-ta.πŸš‘πŸš‘πŸš‘

Bukaanku marka uu lacagta bixinayo wuxuu wax ku bixin karaa kaliya EVC BETALING.πŸ’΅πŸ’΅πŸ’΅
GeΓΌpdatet op
5 apr 2024

Veiligheid van gegevens

Veiligheid van gegevens begint met inzicht in de manier waarop ontwikkelaars je gegevens verzamelen en delen. Procedures voor gegevensprivacy en beveiliging kunnen variΓ«ren op basis van je gebruik, regio en leeftijd. De ontwikkelaar heeft deze informatie aangeleverd en kan die in de loop van de tijd updaten.
Geen gegevens gedeeld met derden
Meer informatie over hoe ontwikkelaars aangeven welke gegevens ze delen
Geen gegevens verzameld
Meer informatie over hoe ontwikkelaars aangeven welke gegevens ze verzamelen
Gegevens worden tijdens de overdracht versleuteld
Je kunt de gegevens laten verwijderen