Xeel-Daaq

Zawiera reklamy
5 tys.+
Pobrane
Ocena treści
Dla wszystkich
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu

Informacje o aplikacji

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka
suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad
ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan
ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado
iść ‟aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.
 
Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u
ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo
inay baahiyaan wixii kastee jest gartaan samo iyo inuu
ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,
z oo waxa ula-jeedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato
bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u
yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa
siday ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo
laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka
ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi
ka tolan tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run may sheegin. Layskaga mid maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wosk jarmuż. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.
Ostatnia aktualizacja
28 wrz 2020

Bezpieczeństwo danych

Deweloper może podać tu informacje o tym, jak jego aplikacja zbiera i wykorzystuje Twoje dane. Więcej informacji o bezpieczeństwie danych
Brak informacji

Co nowego

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...