100+
Stiahnuté
Hodnotenie obsahu
Pre všetkých
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky

Informácie o aplikácii

Cawiye App- waa App kuu fududeynaya inaad balan u qabsato dhaqtarkaaga adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

Appkaan waxaa balan kasoo qabsan kara dadka ku nool magaalada muqdisho.

Cawiye App si fudud ayaad isaga diiwaangelin carda adigoo balan ku qabsanaya wax ka yar 2 daqiiqo.📱💻

Cawiye App waxaad ka heli kartaa isbitaalada ugu waaweyn magaalada muqdisho oo aad balan u qabsan kartaa dhaqaatiirta ka shaqeysa.

bukaanku wuxuu kala socon karaa Appka Cawiye ogeysiisyada iyo xayeysiimaha isbitaalada ay sameynayaan sida qaliimo bilaash ah iyo wixii lamid ah.

Bukaanku wuxuu ogaan karaa inuu maqanyahay ama uu joogo dhaqtarka uu rabo inuu balan u qabsado iyo maalmaha uu shaqeeyo.

Bukaanku wuxuu Appka cawiye ka heli karaa wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad ay dhaqaatiirtu bixineyso.

Bukaanku markii uu balan u qabsado dhaqtarkiisa waxaa fariin ugu soo dhici doontaa lambarka uu lacagta ka diray iyo qeybta oznámenia ee Appka asagoo fariintaas dhaqtarka kula kulmi doona.

Bukaanku wuxuu dalban karaa Ambulance isbitaalka uu rabo ama u dhaw asagoo si fudud ku wici kara ambulance-ta.🚑🚑🚑

Bukaanku marka uu lacagta bixinayo wuxuu vosk ku bixin karaa kaliya PLATBA EVC.💵💵💵
Aktualizované
5. 4. 2024

Zabezpečenie údajov

Bezpečnosť sa začína porozumením tomu, ako vývojári zhromažďujú a zdieľajú vaše údaje. Postupy zabezpečenia a uchovávania údajov v súkromí sa môžu líšiť v závislosti od používania, regiónu a veku. Tieto informácie poskytol vývojár a môže ich časom aktualizovať.
S tretími stranami nie sú zdieľané žiadne údaje
Neboli zhromaždené žiadne údaje
Prenos údajov je šifrovaný
Môžete požiadať o odstránenie údajov