Diiwaanka Mirqaanka

elfu 1+
Vipakuliwa
Daraja la maudhui
Kila mtu
Picha ya skrini
Picha ya skrini
Picha ya skrini
Picha ya skrini
Picha ya skrini

Kuhusu programu hii

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo qaran, Hadii ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, Hadii ay ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugu Badalo Ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada somalia, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ka tirsan golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka katikati ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin Ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi qaran katikati walba 5 musharax, musharaxiintan waxa loo balan qadayaa katika la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
o aan loo eegin qabiil.
o xildhibaanku balan qaado katika uu xeerkan meel mariyo marka la doorto.
o xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan Inta uu socdo.
 Muwaadiniin cod bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo qof.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:
a) Koox Hal-Door ah oo ka kooban 100 qof
b) Unugyada oo ka kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo isaga hoos yimaada oo taageera, Uhuishaji Maarufu geyn waa 100 * 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya Liis rasmi ah oo maxkamada sare loo gudbiyo, ujeedaduna waa katika aan hodhow cid sukuma wiki lagu darin, oo wixii faa'iido ahi Gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa waa katika la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani rag Iyo dumarba Inta ay tahay, tusale ahaan Hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2.5million ($ milioni 500).
 Katika la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka Ugu badali lahaayeen nooc sukuma wiki oo ganacsi ah.
 Waa katika la daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga loo Digo-Rogan karo, ee la jaan Qaadhi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan Hadii ay hantidu noqoto $ 500million, waxa ay kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la Sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, waa katika la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta hoos ku qoran:
o Sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid sukuma wiki warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.
o Sifo sharci ah loo siiyo Dhul, illeyn waa xal raadise.
o Sifo sharci ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada Ugu danbaysaa waa katika fulintii la bilaabaa, waxaana loo bilaabi karaa sida hoos ku xusan:
 Waa katika si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa katika ganacsadaha loo sheego katika uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo kolba kolka ka danbeysa, tusaale ahaan kolka hore waa katika uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa katika dawladaha Hoose ay soo rogaan amar sheegaya katika 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan Qol. kolkaa sakaddiiba waxa Laga helayaa Qol lagu iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu Ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa katika qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 amase $ 10.
 Kolka Ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 Sano ka dib, waa katika la soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta Ugu badan, waxa ka katikati ah dumar Iyo rag, celcelis ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30,000 ilaa 150,000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Ilisasishwa tarehe
7 Nov 2017

Usalama wa data

Usalama huanza kwa kuelewa jinsi wasanidi programu wanavyokusanya na kushiriki data yako. Faragha ya data na mbinu za usalama zinaweza kutofautiana kulingana na matumizi yako, eneo ulilopo na umri wako. Msanidi programu ametoa maelezo haya na anaweza kuyasasisha kadiri muda unavyopita.
Hakuna data inayoshirikiwa na wengine
Pata maelezo zaidi kuhusu jinsi wasanidi programu wanavyobainisha kushiriki data
Hakuna data iliyokusanywa
Pata maelezo zaidi kuhusu jinsi wasanidi programu wanavyobainisha ukusanyaji wa data