āļāļđāļāļđ āļāļēāļ§āļđāļ§āđ āđāļāļāļĢāđāļāļąāļāļāļē āļāļēāļāļĩāļāļĩāļĒāļēāļāļē āļāļđāļāļđāļĨāļīāļĄāļēāļāļēāļĒāļēāļāļē āļāļēāļāļĢāļīāļāļē āļāļēāļāļĩ āļāļēāļāļē
āļŠāļĄāļēāļāļĄāļāļēāļĢāļāđāļēāļŠāļēāļĒāļāļēāļĢāļāļīāļ (ATA) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu keentay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda.
Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka. āļŠāļĩāļāļđāļāļ°āļāđāļē ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka
Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo ay musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.
Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.
Haddaba Haddii aad leedahay Travel Agent Halkan kala soo dag Application-ka ATA Agency oo soo geli User name & password-kaaga.
Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberkan:
marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay. āļāļđ āļāļļāļĨ āļāļđāđāļ āļŪāļąāļĨāļāļēāļ āļāļĩ āļāļēāļ āļāļđ āđāļŪāđāļ āļāļāļāļāļē āļāļđ āļāļēāļāļēāļŦāđ-āļāļēāļŦāđāļāļēāļ sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil Fadlan ku dhufo halkan ay āļāļēāļĨāļēāļāļēāļĄāļēāļāļē āļāļīāļĒāļēāļāļēāļĢāļąāļāļāļē āļāļēāļāļēāļāļē āļĄāļđāļāļēāđāļ
kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka dooro waqtiga bixitaan-ka. āļŪāļąāļĨāļāļąāļāļāļē āļāļē āļāļāđāļĢ āļāļīāļāļāļē āļāļāļ āļāļēāļĒ āļĒāļĩāļŪāļīāļāļīāļ āļĄāļēāļāļēāļĄāļĩāļāļīāļāļē āļāļēāļ āļāļīāļāļīāļ āļāļē āļāļđ āļāļēāđāļĢāđāļ Kadib ku dhufo halkan ay ku qorantahay "āļāđāļāļŦāļēāđāļāļĩāđāļĒāļ§āļāļīāļ"
waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan ay ku qoran tahay "āļāļēāļĢāļēāļāđāļāļĩāđāļĒāļ§āļāļīāļ" kaga heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan.
āļāļē āļāļđāđāļ āļāļđāļĨāļīāļĄāļēāļāļąāļ-āļāļē āļāļđ āđāļāļĨāļĩ āļŪāļąāļĨāļāļēāļ āļāļąāļĄāđāļāļāļĢāđ-āļāļē & āļĄāļēāļāļēāļāļē āļĄāļąāļāļĄāļĩāļāļīāļĨ-āļāļē āļāļēāđāļāļĢāļĒāļē ka dib u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan Email-ka lagu dirayo Ticket-ka.
Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan āļ§āļēāļāļē āļāļąāļāļāļē āļāļđāļāļđ āļāļīāļāļēāļāļēāļĢāļĩāđāļāļāļē āļāļīāļāļēāļāļąāļ āļāļēāļ§āļēāļ āļāļīāļāļīāļ āļāļđāđāļ āļāļ°āļāļēāļāļąāļĨ
marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA.
haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh.
Sidoo kale haddi aad dooneyso in aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA.
oo geli halkan magaalada aad ka safreyso, halkanna magaalada aad u sucoto, kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo "āļāđāļāļŦāļēāđāļāļĩāđāļĒāļ§āļāļīāļ" waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto.
āļāļīāļāļđ āļāļ°āđāļĨ āļ§āļēāļāļē āļāļēāļ āļāļĩāļāļāļąāļ āļāļĩ āļāļļāļāļļāļ āļāļēāļĨāļē āđāļāļāļāļ āļāļ°āļĢāļēāļāļē āļāļđāļĨāļĨāļīāļĄāļēāļāļąāļĒāļāļē āļāļđ āļāļāļāļāļē āļāļĩ āļāļēāļ§āļąāļ āļāļąāļĨāļāļē āļāļē "āđāļāļĩāđāļĒāļ§āļāļīāļāļāļĩāđāļāļģāļĨāļąāļāļāļ°āļĄāļēāļāļķāļ-āļāļē"
haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona.
āļĄāļŦāļēāļŠāļāļīāļ
āļāļąāļāđāļāļāđāļĄāļ·āđāļ
27 āđāļĄ.āļĒ. 2566
āļāļēāļĢāđāļāļīāļāļāļēāļāđāļĨāļ°āļāđāļāļāļāļīāđāļ