Digital Data Service waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato xirmooyinkaa internet ka ee ay bixiyaan shirkada SOMTEL, HORMUUD iyo SOMNET intaba , adoon wicin qof oo ii soo tuurna oran ayaad si sahlan ku heleysaa xirmo
Digitale data waa app kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato internet data
Opgedateer op
02 Feb. 2022