ATA agency

+1 ألف
عملية تنزيل
تقييم المحتوى
الجميع
صورة لقطة الشاشة
صورة لقطة الشاشة
صورة لقطة الشاشة
صورة لقطة الشاشة
صورة لقطة الشاشة

لمحة عن هذا التطبيق

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA
رابطة تجارة الخطوط الجوية (ATA) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu keentay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda.
Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka. sidoo kale ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka
Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo ay musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.
Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.
Haddaba Haddii aad leedahay وكيل السفر Halkan kala soo dag Application-ka ATA Agency oo soo geli اسم المستخدم وكلمة المرور-kaaga.
فييرو جار آه: هادي عدان والي هيلين المستخدم-كاغا فضلان ناجالا سو xariir Numberkan:
marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay. ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan. sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka dooro waqtiga bixitaan-ka. halkanna ka dooro inta qof ay yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso. Kadib ku dhufo halkan ay ku qorantahay "البحث عن رحلات جوية".
waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan ay ku qoran tahay "الرحلات المجدولة" kaga heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan.
ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya. ka dib u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan Email-ka lagu dirayo Ticket-ka.
مودان وعد كوماهادسانتاهاي ودشاكينتاادا هوفان واكسا آنا كوغو بيشارينينا إنان دوان بيكسين دونو أبال
marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA.
haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh.
Sidoo kale haddi aad dooneyso in aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA.
oo geli halkan magaalada aad ka safreyso، halkanna magaalada aad u sucoto، kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo "رحلة البحث". waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto.
sidoo kale waxa aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah "الرحلات القادمة-كا"
haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona.
مهادسانيد
تاريخ التحديث
27‏/04‏/2023

أمان البيانات

يبدأ الحفاظ على أمان بياناتك بفهم الطريقة التي يتّبعها مطوِّرو التطبيقات لجمع بياناتك ومشاركتها. قد تختلف خصوصية البيانات وممارسات الأمان حسب كيفية استخدامك للتطبيق ومنطقتك وعمرك. يوفّر مطوِّر التطبيقات هذه المعلومات وقد يعدِّلها بمرور الوقت.
لا تتم مشاركة أيّ بيانات مع جهات خارجية.
مزيد من المعلومات حول الآلية التي يتّبعها مطوِّرو البرامج للإشارة إلى مشاركة بيانات المستخدمين
لم يتم تجميع أي بيانات.
مزيد من المعلومات حول الآلية التي يتّبعها مطوِّرو البرامج للإشارة إلى جمع بيانات المستخدمين
يتم تشفير البيانات أثناء النقل

الحصول على الدعم

رقم الهاتف
+252615779523
لمحة عن المطوّر
DUULIYE
mahadigalle@gmail.com
Hodan, Mogadishu KM4 Street Banaadir Somalia
+252 63 8488982

المزيد من Duuliye