Sinif Layihəsi [2022] və Tətbiq etmək üçün müraciət edin.
Waxaa ka qayb qaatay diaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat Primary And Secondary School oo kuyaalo caasimada Muqdisho.
Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.
Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.
Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.
Fadlan nagula wadaag ra'yiqaada Emailka hoose:
faadil@msn.cn
Güncəlləmə vaxtı
14 avq 2023