Diiwaanka Mirqaanka

1K+
Endirmələr
Məzmun reytinqi
Hər kəs
Ekran şəkli
Ekran şəkli
Ekran şəkli
Ekran şəkli
Ekran şəkli

Bu tətbiq haqqında

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo qaran, Hadii ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha ayaqyolu igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, Hadii ay ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo Lugu Badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan ayaqyolu racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ka TIRSAN golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka ortalarında ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin Ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi qaran ortalarında walba 5 musharax, musharaxiintan waxa ayaqyolu balan qadayaa la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa səhifə:
o In aan ayaqyolu eegin qabiil.
o In xildhibaanku balan qaado ilə uu xeerkan meel Mariyo marka la doorto.
o In xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
 Muwaadiniin cod bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo qof.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban çalanşik dabaqadood:
a) Koox Hal-Door ah oo ka 100 qof kooban
b) Unugyada oo ka kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo İsağa Hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 * 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya Liis rasmi ah oo maxkamada sare ayaqyolu gudbiyo, ujeedaduna waa da aan hodhow cid kale lagu darin, oo wixii faa'iido ahi Gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa waa la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani bez Iyo dumarba inta ay Partili, tusale ahaan Hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2.5million ($ 500 milyon).
 In la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka Ugu Badali lahaayeen nooc kale oo ganacsi ah.
 Waa la daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga ayaqyolu digo-Rogan karo, ee la jaan Qadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan Hadii ay hantidu noqoto $ 500million, waxa ay kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la Sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraiya awaamiirta Hoos ku Qur'an da waa:
o In Sifo sharci ah ayaqyolu cayimo muddo aan cid kale warshadaha la cayimay aan ayaqyolu ogalaan.
o In Sifo sharci ah ayaqyolu siiyo Zül, illeyn waa xal raadise.
o In Sifo sharci ah ayaqyolu magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
Talaabada Ugu danbaysaa waa da fulintii la bilaabaa, waxaana ayaqyolu bilaabi Karaa sida Hoos ku xusan o:
 Waa da si qunyar qunyar ah ayaqyolu joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa da ganacsadaha ayaqyolu sheego ilə uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo kolba kolka ka danbeysa, tusaale ahaan kolka hore waa uu ilə dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, soo rogaan amar sheegaya da 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan qol dawladaha hoose ay ilə waa. kolkaa sakaddiiba waxa Laga helayaa qol lagu iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu Ugu Tağı Karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa da qofkiiba ku soo $ 10 amase $ 5 hagaagaan.
 Kolka Ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 sano ka DIB, la sunun saaro xeer baarlamaan oo da waa 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta Ugu Badan, waxa ka ortalarında ah Dumar Iyo bez, celcelis ahaan waxay ka helaan shaqada Lacag u dhaxaysa 30,000 ilaa 150,000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Güncəlləmə vaxtı
7 noy 2017

Data təhlükəsizliyi

Təhlükəsizlik tərtibatçıların məlumatlarınızı necə toplayıb paylaşdığını anlamaqdan başlayır. Məlumatların məxfiliyi və təhlükəsizlik təcrübələri istifadə, region və yaşınıza görə dəyişə bilər. Tərtibatçı bu məlumatı təmin edir və zaman keçdikcə yeniləyə bilər.
Üçüncü tərəflərlə heç bir məlumat paylaşılmır
Tərtibatçıların paylaşımı necə bəyan etdikləri haqqında ətraflı məlumat
Məlumat toplanılmır
Tərtibatçıların toplamanı necə bəyan etdikləri haqqında ətraflı məlumat