Class Project [2022] waa Application ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.
Ваксаа ка qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga пачатковая і сярэдняя школа Арафата або куяало caasimada Muqdisho.
Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.
Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.
Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.
Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose:
faadil@msn.cn