Diiwaanka Mirqaanka

1 k+
Baixades
Classificació del contingut
Per a tots els públics
Imatge d'una captura de pantalla
Imatge d'una captura de pantalla
Imatge d'una captura de pantalla
Imatge d'una captura de pantalla
Imatge d'una captura de pantalla

Sobre l'aplicació

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ca Hortagista Qaadka.
 Qaadku Waa aafo Qaran, HADII ai ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed o Leh hawlaha loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ca shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, HADII ai ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo del Lugu badalo ca qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 WAXA curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somalilàndia, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ca tirsan golaha wakiilada.
O Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ca raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ca mitjan ah, iyaga oo codka ai xaqqa o leeyihiin UGU hiilinaya xaqqa.
O WAXA laga xulanayaa seddexda xisbi Qaran mitjans walba 5 musharax, musharaxiintan WAXA loo Balan qadayaa a La taageero.
 Shuruudaha ai ku mudanayaan tageeridu Waa Sidan:
o En aan loo eegin qabiil.
o En xildhibaanku Balan qaado en uu xeerkan MEEL Mariyo marka la doorto.
o En xildhibaanku ca qayb qaato wacyigalinta mashruucan INTA uu socdo.
 Muwaadiniin bacallà bixiyayaal ah oo oo gaadhaya 5000 qof.
O WAXA La abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ca kooban laba dabaqadood:
a) ca Koox Hal-Porta ah oo kooban 100 qof
b) Unugyada oo ca kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo ISAGA hoos yimaada oo taageera, Isu Geyn Waa 100 * 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee Soo waarida Qaadka.
 La WAXA Soo saaraya Liis Rasmi ah oo maxkamada Sare loo gudbiyo, ujeedaduna Waa en aan hodhow cid col arrissada lagu Darin, oo wixii faa'iido ahi gaar o noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa Waa a La qiimeeyo hantida ai haystaan ​​ganacsatadani drap Iyo dumarba INTA ai tahay, tusale ahaan HADII liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2,5 milions ($ 500 milions).
 A la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka UGU Badali lahaayeen nooc la col arrissada oo ganacsi ah.
 Waa a La daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga loo dic-Rogan Karo, ee la Jaan Qaadi Kara-dhaqan dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan HADII ai hantidu noqoto $ 500 milions, WAXA ai Kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la Sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku Haboon, Waa a la Soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta hoos ku Qoran:
o En Sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid col arrissada warshadaha La cayimay aan loo ogalaan.
o En Sifo sharci ah loo siiyo Dhul, Waa illeyn xal raadise.
o En Sifo sharci ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
O Talaabada UGU danbaysaa Waa a fulintii La bilaabaa, waxaana loo bilaabi karaa sida hoos ku xusan:
 Waa a Si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga La Soo waaridayo.
 Waa en ganacsadaha loo sheego en uu uu o macaamiishiisa kolayada yareeyo kolba Kolka ca danbeysa, tusaale ahaan Kolka hore Waa en uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, Waa en dawladaha Hoose ai Soo rogaan Estimar sheegaya en 20kii qofba ai kolayadooda o QOL kireeyaan. kolkaa sakaddiiba WAXA laga helayaa QOL lagu iibiyo qaadka, iLeyn qof Kasta oo qaadka cunaa Badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu UGU Tagi karaa qolkaasi, markaas WAXA laga yaabaa en qofkiiba ku Soo hagaagaan $ 5 AMASE $ 10.
 Kolka UGU danbaysana, tusaale ahaan 5 Sa ca dib, Waa a la Soo saaro xeer oo baarlamaan 100% mamnuucaya ca ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani Waa dabaqada labaad ee silsilada ca-ganacsiga qaadka, waana qaybta UGU Badan, WAXA ca mitjan ah Dumar Iyo drap, celcelis ahaan waxay ca helaan shaqada lacag o dhaxaysa 30.000 ILAA 150.000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Data d'actualització:
7 de nov. 2017

Seguretat de les dades

La seguretat comença en entendre com els desenvolupadors recullen i comparteixen les teves dades. Les pràctiques de privadesa i seguretat de les dades poden variar segons l'ús que es fa de l'aplicació, la regió i l'edat. El desenvolupador ha proporcionat aquesta informació i és possible que l'actualitzi al llarg del temps.
No es comparteixen dades amb tercers
Més informació sobre com els desenvolupadors declaren la compartició de dades
No es recullen dades
Més informació sobre com els desenvolupadors declaren la recollida de dades