3,9
592 anmeldelser
100 t+
Downloads
Indholdsklassificering
Alle
Screenshot
Screenshot

Om denne app

HORUDHAC
--------------------

Somali Online Marked (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-handel nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah, waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha, wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga dalka.

 Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay Isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay inaa fududeyno hab adeegsiga iyo si uu u noqdo meel XOG kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli karo, mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada Marna waa Suuq aad ka iibsan karto voks kasta oo aad u baahato.
Waa Hent-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa, kana dheehan kartaa waxaa u baahato.
Ganacsatadana Wey er diiwaangelin Karaan ka dib Ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.
 
 Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------

 Indkøb: -
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida, supermarkeder, elektronik, Carwooyinka, papirvarer, møbler, Reservedele-dele iyo wixii la mid ah waaad Arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, E-Dahab, E- Maal, Mastercard, Visa card.
 Rejser: -
waxaa ka heli kartaa Rejser Dhamaan agenturer adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha Aada, maalmaha ay baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan kara Billet-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida EVC, E-DAHAB iyo E-Maal, MasterCard, VISA-kort.
 Restauranter:
 waxaa ka arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso.
 universiteter:
waxaa ku JIRA jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta iney u booqan Karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Fakulteter-ka ay bixiso Jaamacad kasta, Fee-ga, Xiliyada uu semisterka bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo.
 Hospitaler:
waxaa ku JIRA Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Læge-ka daneyneyso waxana si fudud u bixin kartaa lacagta Billet-ka Læge-ka.
 Tv og radio: -
wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha iyo daawadayaasha iney la Socon Karaan progam-bla warbaahinta, sidoo grønkål wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan, Toos Ayaa looga daawan karaa loogana dhageysan karaa.
 biler: -
waxaad booqan karaa oo dhex wareegi kartaa Geerash-bla (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta, modeller-ka, waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha.
 Shirkaddaha isgaarsiinta: -
 waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.
Waxaa sidoo kale ka mid ah adeegeenna
 Banker-ka,
 shirkadaha dhismaha,
 kuwa adeega guud,
 Shirkadaha korantada,
 Kaalimaha shidaalka,
 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA UGU MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan karto adeeg-yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa wici karto si Toos ah isla app-ka dhexdiisa
-inaa Besked u diri karto.
-inaa ka iibsan karto
Opdateret
17. okt. 2024

Datasikkerhed

For at du kan beskytte dine data, er det vigtigt at sætte sig ind i, hvordan udviklere indsamler og deler disse data. Databeskyttelses- og sikkerhedsprocedurer kan variere afhængigt af din brug, din region og din alder. Udvikleren har leveret disse oplysninger og kan løbende opdatere dem.
Der deles ikke data med tredjeparter
Få flere oplysninger om, hvordan udviklere angiver, at de deler data
Denne app indsamler muligvis disse datatyper
Personlige oplysninger
Data krypteres under overførsel
Du kan anmode om sletning af data

Bedømmelser og anmeldelser

3,9
589 anmeldelser

Nyheder

Bug fixes and performance improvements: In this release, we've fixed several bugs and improved the performance of our app to provide a better user experience.

Support til app