Digital Data Service waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato xirmooyinkaa internet ka ee ay bixiyaan shirkada SOMTEL,HORMUUD iyo SOMNET intaba , adoon wicin qof oo ii soo tuurna oran ayaad si sahlan ku heleysaa xirmo internet ah
Digitale Daten waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato Internet-Daten
Aktualisiert am
02.02.2022