Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

5,0
36 arvustust
5 tuh+
Allalaadimised
Sisu reiting
Kõik
Ekraanipilt
Ekraanipilt
Ekraanipilt
Ekraanipilt
Ekraanipilt
Ekraanipilt
Ekraanipilt

Teave mängu kohta

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah 'ciyaar si aad vaha u BARATO' si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida vaha loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo aa sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo Isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LA'AAN SOO DAJINTA, vaha XAYAYSIIN AH MA Jiro, vaha APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA Jiro!
Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, waxa sameeyey Kirjaoskus Mittetulundusühingute Curious Learning, Kesk iyo Apps Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR loogu QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
• Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh
• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida
• Ciyaarta xasuusta ereyada
• Heerar "Codka kaliya" oo tartan leh
• Warbixinta horumarka waalinka
• Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah
• Cirfiidyo la aruurin Karo, isbedalaya, oo xiiso leh
• Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
• Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
• Ma jiraan vaha xayeesiin ah
• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA Ayaa U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado Cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay Isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka keskel tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-Arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan sisse ay horumariyaan saldhig ADAG ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norra si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo dee dhaxeeyey rakenduste Factory, Kesk - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama ن u habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay'ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox Cilmi-baarayaal ah, vaha sameeyayaal, iyo vaha barayaal oo xooga saaraya in ay ku siiyaan caruurta Meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn iyo xog (macluumaad) - waxayna dee shaqeynayaan inay ku keenaan ama ku soo bixiyaan App-ka Quudi Cirfiidka 100 iyo dheeraad luuqado-leh-saameyn ee luqadaha adduunka.
Värskendatud:
30. juuli 2021

Andmete ohutus

Ohutus algab sellest, et mõistaksite, kuidas arendajad teie andmeid koguvad ja jagavad. Andmete privaatsuse ja turvalisuse tavad võivad olenevalt kasutamisest, piirkonnast ja vanusest erineda. Selle teabe esitas arendaja ja seda võidakse aja jooksul värskendada.
See rakendus võib seda tüüpi andmeid jagada kolmandate osapooltega
Asukoht, Tegevused rakendustega ja Rakenduse teave ja toimivus
See rakendus võib koguda neid andmetüüpe
Asukoht, Tegevused rakendustega ja Rakenduse teave ja toimivus
Andmed on edastamisel krüpteeritud
Saate taotleda nende andmete kustutamist
Järgitakse Play perede eeskirju

Hinnangud ja arvustused

5,0
35 arvustust