Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

5,0
36 iritzi
5.000+
deskarga
Edukiaren sailkapena
Adin guztietarako
Pantaila-argazkia
Pantaila-argazkia
Pantaila-argazkia
Pantaila-argazkia
Pantaila-argazkia
Pantaila-argazkia
Pantaila-argazkia

Joko honi buruz

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib berria!
Waa MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah 'ciyaar si Zure argizaria u barato' si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo ay bartaan sida argizaria loo akhriyo ere. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
Waa LACAG LA'AAN SOO DAJINTA, argizaria XAYAYSIIN AH MA Jiro, argizaria APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA Jiro!
Dhammaan maadada waa% 100 lacag la'aan, waxa sameeyey Alfabetatze-asmorik gabeko Curious Ikaskuntza, CET iyo Apps Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
• Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso Leh
• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida
• Ciyaarta xasuusta ereyada
• Heerar "Codka kaliya" oo tartan Leh
• Warbixinta horumarka waalinka
• Isticmaale-kala-duwan si loo HELO horumarka isticmaale shakhsi ah
• Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso Leh
• Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
• Ma jiraan aplikazioa-la-socda oo la iibsan
• Ma jiraan argizaria xayeesiin ah
• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka erdialdean tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan ere ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey ere lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norvegia si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. Aplikazioa-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama ن u habeeyey af Ingriiska Curious Ikaskuntza hay'ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar Leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, argizaria sameeyayaal, iyo argizaria barayaal oo xooga saaraya ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn iyo xog (macluumaad) in - waxayna ka shaqeynayaan inay ku keenaan ama ku soo bixiyaan aplikazioa-ka Quudi Cirfiidka 100 iyo dheeraad luuqado-Leh-saameyn ee luqadaha adduunka.
Azken eguneratzea
2021(e)ko uzt. 30(a)

Datuen babesa

Seguru egoteko, funtsezkoa da jakitea garatzaileek nola biltzen eta partekatzen dituzten zuri buruzko datuak. Baliteke datuen pribatutasunaren eta segurtasunaren inguruko jardunbideak aplikazioaren erabileraren, lurraldearen eta adinaren araberakoak izatea. Informazio hori garatzaileak eman du, eta baliteke aurrerago eguneratzea.
Baliteke aplikazioak datu mota hauek partekatzea hirugarrenekin:
Kokapena, Aplikazioetako jarduerak eta Aplikazioei buruzko informazioa eta haien errendimendua
Baliteke aplikazioak datu mota hauek biltzea:
Kokapena, Aplikazioetako jarduerak eta Aplikazioei buruzko informazioa eta haien errendimendua
Datuak bidaltze-prozesuan enkriptatzen dira
Datuak ezabatzeko eska dezakezu
Play-ren Familientzako gidalerroak gordetzeko konpromisoa du

Balorazioak eta iritziak

5,0
35 iritzi