Class Project [2022] waa Application ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.
Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta aplikazioa ardayda dhigata dugsiga Arafat Lehen eta Bigarren Hezkuntzako oo kuyaalo caasimada Muqdisho.
Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.
Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.
Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.
Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose:
faadil@msn.cn
Azken eguneratzea
2023(e)ko abu. 15(a)