-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
واربیکسین dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab
1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay، isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-داراوالکا آیاآ و داکاکایا دانکا dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.
9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta، sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.
ریکاب واعلی رالیا geliahaaga
تاریخ بهروزرسانی
۱۰ شهریور ۱۴۰۵