Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

5,0
36 arvostelua
5 t.+
Lataukset
Sisällön ikärajoitus
Kaikki
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus

Tietoa pelistä

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah ’ciyaar si AAD vaha u barato’ si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo vuonna ay bartaan Sida vaha loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo Isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LA'AAN SOO DAJINTA, vahaa XAYAYSIIN AH MA Jiro, vahaa APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA Jiro!
Dhammaan maadada WAA 100% lacag la'aan, waxa sameeyey Lukutaito Järjestöt Utelias oppiminen, CET Iyo Apps Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
• Xujo codad oo sii jiidaso Iyo xiiso leh
• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska Iyo qorida
• Ciyaarta xasuusta ereyada
• Heerar ”Codka Kaliya” oo tartan leh
• Warbixinta horumarka waalinka
• Isticmaale-Kala-duwan si loo Helo horumarka isticmaale shakhsi ah
• Cirfiidyo la aruurin Karo, isbedalaya, oo xiiso Leh
• Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
• Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
• Ma jiraan vaha xayeesiin ah
• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado Cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay Isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka puolivälissä tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-Arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan vuonna ay horumariyaan saldhig ADAG ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa Loo sameeyey vuonna lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norja si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama ن u habeeyey af Ingriiska Utelias Learning hay'ad oo aan faa'iido Doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar Leh oo loogu talagalay QOF walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox Cilmi-baarayaal ah, vaha sameeyayaal, iyo vaha barayaal oo xooga saaraya sisään ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn iyo xog (macluumaad) - waxayna ka shaqeynayaan inay ku keenaan ama ku soo bixiyaan App-ka Quudi Cirfiidka 100 iyo dheeraad luuqado-leh-saameyn ee luqadaha adduunka.
Päivitetty
30.7.2021

Dataturvallisuus

Turvallisuus alkaa siitä, että ymmärrät, miten kehittäjät keräävät ja jakavat dataasi. Datan yksityisyys- ja turvallisuuskäytännöt saattavat vaihdella käytön, alueen ja iän mukaan. Kehittäjä on antanut nämä tiedot ja saattaa päivittää niitä myöhemmin.
Sovellus voi jakaa näitä datatyyppejä kolmansille osapuolille
Sijainti, Sovellustoiminta ja Sovellusten tiedot ja toiminta
Sovellus voi kerätä näitä datatyyppejä
Sijainti, Sovellustoiminta ja Sovellusten tiedot ja toiminta
Data salataan siirron ajaksi
Voit pyytää datan poistamista
Sitoutunut noudattamaan Playn perhekäytäntöä

Arviot ja arvostelut

5,0
35 arvostelua