קייבתא ברשאדא אעפ-אינגיריסידה אי ברנאמייקה דאריז וואקסה לוגו טלוגלאאי אין אאד קו בארטו קו-הדלקה, אכריסקא אייו קוראלקא אינגיריסידה. Af-Ingiriiisida waad ka Baran Karta Haddii aad Tahay qof Hadda bilaw אה אייו Haddii aad hore wax uga taqaannay ba.
אוג'דדויין באדן איאה לו בארטא אפקא אינגיריסידה. וואקסה קה מיד אה אין אאד קו וואנאאגסאנאאטו לווקאדה קולקה אאד דוגיסגא קו בארנאיסו, אייו אין אאד קו קבטו אקונטה שאקאדאאדה אמה אאד שאקו קוסוב קו ראדסטו בא. סידו קייל, ווקסה לו בארטאה אין אאד קולה שיקאיסטו דאדיאו אאד ווקס קה דהפייסו, אמה אוגו יאראן אין אאד מסכסדאאדה קאריסו או עד בארטו אפ קוסוב.
ברנאמייקאן וואקסה סו דייאאריאיי דאד לווקאדדן אייו דהיגיסטידה בא אקון יו לה. Waxa ku jira barnaamijka Daariz ee Ingiriisida casharro, laylisyo iyo imtixaanno xiiso leh oo xidhmo-xidhmo ah. Maadaama oo barnaamijkani yahay mid aan u baahnayn khadka internetka, goob kasta iyo goor kasta wax waad ku baran kartaa.
La soo deg barnaamijka Daariz ee Ingiriisida:
● Si aad u koriso aqoontaada naxwaha, tirada ereyada aad taqaanno ama aad ugu tababarato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Af-Ingiriisida.
● Si aad ugu guuleysato billado iyo geel kolkasta oo aad cutub dhammayso. Kula tartan saaxiibbadaa tirada geela ah ee aad hesho kolkasta oo aad mustawe ka gudubto.
Bilaw maanta oo go’anso in aad barato ama kobciso aqoontaada Af-Ingiriiisida. La soo deg barnaamijka Daariz ee barashada Ingiriisida.
Waxa aanu ku soo dari doonnaa barnaamijkan cutubyo cusub si aad mustawe hoose ilaa mid sare halkan wax uga barato. Arrinkani waxa uu kaa caawin doonaa in aad barato maaddooyinka kale ee ku qoran Af-Ingiriisida sida Xisaabta iyo Sayniska. Tani waxa ay qof kasta u saamixi doontaa in uu iskii u dedaalo oo wax u barto hadhaw na u fadhiisto imtixaanno lagu helayo shahaadooyin kala geddisan.
עדכון אחרון בתאריך
23 בדצמ׳ 2022