Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

5,0
36 recenzija
5 tis.+
Preuzimanja
Ocjena sadržaja
Svi
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona

O ovoj igri

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah „ciyaar si AAD vosak u barato” si lu hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo u ay bartaan sida vosak Loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo Isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LA'AAN SOO DAJINTA, vosak XAYAYSIIN AH MA Jiro, vosak APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA Jiro!
Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, waxa sameeyey pismenosti Neprofitnog Zanima učenje, CET Iyo aplikacije Tvornica
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
• Xujo codad oo sii jiidaso Iyo xiiso Leh
• Ciyaar Hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska Iyo qorida
• Ciyaarta xasuusta ereyada
• Heerar „Codka kaliya” oo tartan Leh
• Warbixinta horumarka waalinka
• Isticmaale-kala-duwan si lu helo horumarka isticmaale shakhsi ah
• Cirfiidyo la aruurin Karo, isbedalaya, oo xiiso Leh
• Waxa lu sameeyey si lu horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
• Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
• Ma jiraan vosak xayeesiin ah
• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

U KHUBARAA AYAA SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris Iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ke sredine tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-Arko, Iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan u ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa lu sameeyey u lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada Iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norveška si qayb ke ah tartanka EduApp4Syria. Aplikacija-ka asalka ah ee Carabiga waxaa lu sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey aplikacije Tvornica CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, Iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama ن u habeeyey af Ingriiska Zanimljivo učenje hay'ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar Leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, vosak sameeyayaal, Iyo vosak barayaal oo xooga saaraya u Ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn Iyo xog (macluumaad) - waxayna ka shaqeynayaan inay ku keenaan AMA ku soo bixiyaan aplikacije-ka Quudi Cirfiidka 100 Iyo dheeraad luuqado-Leh-saameyn ee luqadaha adduunka.
Ažurirano
30. srp 2021.

Sigurnost podataka

Sigurnost počinje razumijevanjem načina na koji razvojni programeri prikupljaju i dijele vaše podatke. Prakse privatnosti i sigurnosti podataka mogu se razlikovati ovisno o vašoj upotrebi, regiji i dobi. Te informacije pružio je razvojni programer koji ih tijekom vremena može ažurirati.
Ova aplikacija može dijeliti ove vrste podataka s trećim stranama
Lokacija, Upotreba aplikacija i Podaci o aplikaciji i izvedba
Ova aplikacija može prikupljati ove vrste podataka
Lokacija, Upotreba aplikacija i Podaci o aplikaciji i izvedba
Podaci se šifriraju tijekom prijenosa
Možete zatražiti brisanje podataka
Imamo obavezu pridržavati se pravila za obitelji na Playu

Ocjene i recenzije

5,0
35 recenzija