Diiwaanka Mirqaanka

1 E+
letöltés
Tartalom besorolása
Korhatár nélküli
Képernyőkép
Képernyőkép
Képernyőkép
Képernyőkép
Képernyőkép

Az alkalmazásról

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo qaran, hadii ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha vécé igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo Lugu badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan vécé racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Szomáliföld farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ka TIRSAN golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka közepén ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin -at hiilinaya xaqqa.
o Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi qaran közepén walba 5 musharax, musharaxiintan waxa Loo balan qadayaa la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
o aan vécé eegin qabiil.
o xildhibaanku balan qaado az uu xeerkan Meel mariyo marka la doorto.
o xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan INTA uu socdo.
 Muwaadiniin cod bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo QOF.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:
a) Koox Hal-kapu ah oo ka kooban 100 QOF
b) Unugyada oo ka kooban Hal haldoor ah oo raadsata 50 QOF oo isaga Hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 * 50 = 5000 oo QOF.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya Liis rasmi ah oo maxkamada sare vécé gudbiyo, ujeedaduna waa a aan hodhow cid kelkáposzta lagu Darin, oo wixii faa'iido AHI GAAR u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa waa la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani rag Iyo dumarba INTA ay tahay, tusale ahaan hadii liisku noqdo 200 QOF oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2.5million ($ 500 millió).
 A la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka -at badali lahaayeen nooc kelkáposzta oo ganacsi ah.
 Waa la daraasadeeyo warshadaha iyo ganacsiga loo Digo-Rogan Karo, ee la Jaan qaadi Kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500million, waxa ay kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee QOF walba ku haboon, waa La Soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta Hoos ku qoran:
o Sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid kelkáposzta warshadaha la cayimay aan vécé ogalaan.
o Sifo sharci ah loo siiyo Dhul, illeyn waa XAL raadise.
o Sifo sharci ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada -at danbaysaa waa a fulintii la bilaabaa, waxaana Loo bilaabi karaa sida Hoos ku xusan:
 Waa in si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa a ganacsadaha Loo sheego a uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo Kolba Kolka ka danbeysa, tusaale ahaan Kolka hore waa a uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa a dawladaha Hoose ay soo rogaan amar sheegaya a 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan életminőség. kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa életminőség lagu iibiyo qaadka, ileyn QOF kasta oo qaadka cunaa Badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu -at tagi karaa qolkaasi, markaas waxa laga yaabaa a qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 amase 10 $.
 Kolka -at danbaysana, tusaale ahaan 5 Sano ka dib, waa La Soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta -at Badan, waxa ka közepén ah dumar Iyo rongyot, celcelis ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30.000 ilaa 150.000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Frissítve:
2017. nov. 7.

Adatbiztonság

A biztonság annak megértésével kezdődik, hogy miként gyűjtik és osztják meg a fejlesztők az adataidat. Az adatvédelemmel és -biztonsággal kapcsolatos gyakorlat a használattól, a régiótól és életkortól függően változhat. A fejlesztő adta meg ezeket az információkat, és idővel frissítheti őket.
Nem osztanak meg adatokat harmadik felekkel
További információ arról, hogy miként deklarálják a fejlesztők a megosztást
Nem történt adatgyűjtés
További információ arról, hogy miként deklarálják a fejlesztők a gyűjtést