Class Project [2022] Aplikacja waa jest ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.
Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Szkoła podstawowa i średnia Arafat oo kuyaalo caasimada Muqdisho.
Waxaa ka faa'iidaysan kara arddayda Dugsiga sare ee wosk ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayada dhigata dugsiyada dhexe.
Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.
Waxaa iskugukiin soo dubo-ridy studiyaha Kulmiss.com.
Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose:
faadil@msn.cn
Ostatnia aktualizacja
15 sie 2023