3,9
578 avaliações
100 mil+
Downloads
Classificação do conteúdo
Todos
Imagem da captura de tela
Imagem da captura de tela

Sobre este app

HORUDHAC
--------------------

Somali Mercado Online (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah, waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha, wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga Dalka.

 Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay Isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay INAA fududeyno hab adeegsiga iyo Si uu u noqdo meel XOG kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli Karo, Mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna waa suuq aad ka iibsan karto cera kasta oo aad u baahato.
Waa Baixar-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa, kana dheehan kartaa waxaa u baahato.
Ganacsatadana wey é diiwaangelin Karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.
 
 Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------

 Compras: -
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida, supermercados, produtos eletrônicos, Carwooyinka, papelaria, do Mobiliário, peças de reposição iyo wixii la meados ah waaad arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, E-DAHAB, E- MAAL, Mastercard, Cartão Visa.
 viagem: -
waxaa ka heli kartaa Agências de viagens Dhamaan adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha aadA, maalmaha ay baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida EVC, E-DAHAB iyo E-MAAL, MASTERCARD, CARTÃO VISA.
Ø restaurantes:
 waxaa ka arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada AAAD dooneyso.
Ø Universidades:
waxaa ku jira jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta Iney u booqan Karaan jaamacadda iyagoo ogaan Kara faculdades-ka ay bixiso Jaamacad kasta, Taxa-ga, Xiliyada uu semisterka bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo.
Ø Hospitais:
waxaa ku jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doctor-ka daneyneyso waxana si fudud u bixina kartaa lacagta Ticket-ka-ka Doctor.
 Tv e Rádio: -
wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha iyo daawadayaasha Iney la Socon Karaan warbaahinta Progam-yada, sidoo couve wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan, toos Ayaa looga daawan karaa loogana dhageysan karaa.
 Cars: -
waxaad booqan karaa oo dhex wareegi kartaa Geerash-bla (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta, modelos-ka, waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha.
 Shirkaddaha isgaarsiinta: -
 waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.
Waxaa sidoo couve ka meados adeegeenna ah
Ø Banks-ka,
 shirkadaha dhismaha,
 kuwa adeega guud,
 Shirkadaha korantada,
 Kaalimaha shidaalka,
 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA UGU MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan karto adeeg-yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa wici karto si toos ah isla app-ka dhexdiisa
-inaa mensagem u diri karto.
-inaa ka iibsan karto
Atualizado em
31 de ago. de 2024

Segurança dos dados

Sua segurança começa com o entendimento de como os desenvolvedores coletam e compartilham seus dados. As práticas de segurança e privacidade de dados podem variar de acordo com o uso, a região e a idade. O desenvolvedor forneceu as informações a seguir, que podem ser atualizadas ao longo do tempo.
Os dados não são compartilhados com terceiros
Saiba mais sobre como os desenvolvedores declaram o compartilhamento
Este app pode coletar estes tipos de dados
Informações pessoais
Os dados são criptografados em trânsito
Você pode solicitar a exclusão dos dados

Classificações e resenhas

3,9
575 avaliações

O que há de novo

Bug fixes and performance improvements: In this release, we've fixed several bugs and improved the performance of our app to provide a better user experience.

Suporte do app