Diiwaanka Mirqaanka

1 mil+
Transferências
Classificação de conteúdo
Todos
Imagem de captura de ecrã
Imagem de captura de ecrã
Imagem de captura de ecrã
Imagem de captura de ecrã
Imagem de captura de ecrã

Acerca desta app

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo Qaran, hadii ay Ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay Ahaan lahayd warshado, beero iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugu Badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada somaliland, farqadihiisa 2aad iyo 3aad.
 Xubno ka TIRSAN golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka meados ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa laga xulanayaa seddexda xisbi Qaran meados walba 5 musharax, musharaxiintan waxa loo balan qadayaa em la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
o Em aan loo eegin qabiil.
o Em xildhibaanku balan qaado em uu xeerkan meel Mariyo Marka la doorto.
o Em xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
 Muwaadiniin bacalhau ah bixiyayaal oo gaadhaya 5000 oo QOF.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban LABA dabaqadood:
a) Koox Hal-Porta ah oo ka kooban 100 QOF
b) Unugyada oo ka kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 QOF oo oo isaga Hoos yimaada taageera, Isu Geyn waa 100 * 50 = 5000 oo QOF.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya liis rasmi ah oo maxkamada sare loo gudbiyo, ujeedaduna waa em aan hodhow cid couve lagu darin, oo wixii faa'iido ahi gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa waa em la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani pano iyo dumarba inta ay tahay, tusale Ahaan hadii liisku noqdo 200 QOF oo mikdiiba haysto celcelis Ahaan $ 2,5 milhões ($ 500 milhões).
 em La qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu Badali lahaayeen nooc couve oo ganacsi ah.
 Waa em la daraasadeeyo warshadaha iyo ganacsiga loo digo-rogan Karo, ee la jaan qaadi Kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale Ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500 milhões, waxa ay kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la Sugo mashaariicda ganacsiga ee QOF walba ku haboon, waa em la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta Hoos ku qoran:
o Em Sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid couve warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.
o Em Sifo sharci ah loo siiyo Dhul, waa illeyn XAL raadise.
o Em Sifo sharci ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada ugu danbaysaa waa em fulintii la bilaabaa, waxaana loo bilaabi karaa sida hoos ku xusan:
 Waa em si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa em ganacsadaha loo sheego na uu uu u macaamiishiisa kolayada yareeyo kolba Kolka ka danbeysa, tusaale Ahaan Kolka hore waa em uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa em dawladaha hoose ay soo rogaan amar sheegaya em 20kii qofba ay kolayadooda u qol kireeyaan. kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa qol lagu iibiyo qaadka, iLeyn QOF kasta oo qaadka cunaa Badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa laga yaabaa em qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 AMASE $ 10.
 Kolka ugu danbaysana, tusaale Ahaan 5 sano ka dib, waa em la soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu Badan, waxa ka meados ah dumar iyo pano, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30.000 Ilaa 150.000 oo shilin maalintiiba.
... ... ...
Atualizada a
07/11/2017

Segurança dos dados

A segurança começa com a compreensão da forma como os programadores recolhem e partilham os seus dados. As práticas de privacidade e segurança dos dados podem variar consoante a sua utilização, região e idade. O programador forneceu estas informações e pode atualizá-las ao longo do tempo.
Nenhum dado é partilhado com terceiros
Saiba mais sobre como os programadores declaram a partilha
Não são recolhidos dados
Saiba mais sobre como os programadores declaram a recolha