Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

5,0
36 mnenj
5 tis.+
Prenosi
Kategorija vsebine
Primerno za vse
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona

O tej igri

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah 'ciyaar SI aad vosek u barato "SI loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo v ay bartaan sida vosek loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin NGZ uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LA'AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA Jiro, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA Jiro!
Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, waxã sameeyey pismenost neprofitno Radoveden učenje, srednjeevropski Iyo Aplikacije Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
• Xujo codad oo sii jiidaso Iyo xiiso leh
• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska Iyo qorida
• Ciyaarta xasuusta ereyada
• Heerar "Codka kaliya" oo tartan leh
• Warbixinta horumarka waalinka
• Isticmaale-kala-duwan si WC helo horumarka isticmaale shakhsi ah
• Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh
• waxã WC sameeyey si WC horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
• Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
• Ma jiraan vosek xayeesiin ah
• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris Iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay Isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka sredi tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-Arko, Iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan v ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey v lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada Iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norveška si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa WC sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Aplikacije Factory, času - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, Iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama ن u habeeyey af Ingriiska Radoveden učenje hay'ad oo aan faa'iido Doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, vosek sameeyayaal, Iyo vosek barayaal oo xooga saaraya v ay ku siiyaan caruurta MEEL walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn Iyo XOG (macluumaad) - waxayna ka shaqeynayaan NGZ ku keenaan AMA ku soo bixiyaan App-ka Quudi Cirfiidka 100 Iyo dheeraad luuqado-leh-saameyn ee luqadaha adduunka.
Posodobljeno dne
30. jul. 2021

Varnost podatkov

Razumevanje, kako razvijalci zbirajo in razkrivajo vaše podatke, je prvi korak do varnosti. Varovanje podatkov in zagotavljanje varnosti podatkov se morda razlikujeta glede na vašo uporabo, območje in starost. Razvijalec je zagotovil te podatke in jih bo sčasoma morda posodobil.
Ta aplikacija lahko deli te vrste podatkov z drugimi ponudniki.
Lokacija, Dejavnost v aplikacijah in Podatki o aplikacijah in delovanje aplikacij
Ta aplikacija lahko zbira te vrste podatkov.
Lokacija, Dejavnost v aplikacijah in Podatki o aplikacijah in delovanje aplikacij
Podatki so šifrirani med prenosom
Zahtevate lahko izbris podatkov
Zavezan k upoštevanju pravilnika storitve Google Play o družinah

Ocene in mnenja

5,0
35 mnenj