Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

5,0
36 komente
5 mijë+
shkarkime
Vlerësimi i përmbajtjes
Të gjithë
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit

Rreth kësaj loje

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUIRI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah ‘ciyaar si aad wax u barato 'si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida wax loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LA’AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA JIRO, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO!
Dhammaan maadada wa 100% lacagaaanan, waxa Sameeyey Literacy Nonprofiting Learning Curious, CET iyo Applications Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
• Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh
• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida
• Ciyaarta xasuusta ereyada
• Heerar “Codka kaliya” o tartan leh
• Warbixinta horumarka waalinka
• Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah
• Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh
• Waxa loo Sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
• Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
• Ma jiraan dylli xayeesiin ah
• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay ISKU dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay Ka mesi tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-Arko, Iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan në ay horumariyaan saldhig ADAG ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo Sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norvegjia si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. Aplikoni për këtë muaj Carabiga waxa loo Sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Fabrika Apps, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, IRC IRI - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama ن u habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay’ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan Waxaynu nahay koox Cilmi-baarayaal ah, dylli sameeyayaal, dylli Iyo barayaal oo xooga saaraya në ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn Iyo xog (macluumaad) - waxayna KA shaqeynayaan inay Ku keenaan AMa Ku soo bixiyaan App-ka Quudi Cirfiidka 100 iyo dheeraad luuqado-leh-saameyn ee luqadaha adduunka.
Përditësuar më
30 korr 2021

Siguria e të dhënave

Siguria fillon me njohjen e mënyrës se si i mbledhin dhe i ndajnë zhvilluesit të dhënat e tua. Praktikat për privatësinë dhe sigurinë e të dhënave mund të variojnë bazuar në përdorimin, rajonin dhe moshën tënde. Këto informacione janë dhënë nga zhvilluesi dhe ato mund të përditësohen me kalimin e kohës.
Ky aplikacion mund të ndajë këto lloje të dhënash me palë të treta
Vendndodhja, Aktiviteti i aplikacionit dhe Informacionet e aplikacioneve dhe cilësia e funksionimit
Ky aplikacion mund të mbledhë këto lloje të dhënash
Vendndodhja, Aktiviteti i aplikacionit dhe Informacionet e aplikacioneve dhe cilësia e funksionimit
Të dhënat janë enkriptuar gjatë transferimit
Mund të kërkosh që të dhënat të fshihen
I angazhuar për të respektuar "Politikën për familjet të Play"

Vlerësime dhe komente

5,0
35 komente