ATA agency

1 B+
İndirme
İçerik derecelendirmesi
Tüm yaşlar
Ekran görüntüsü resmi
Ekran görüntüsü resmi
Ekran görüntüsü resmi
Ekran görüntüsü resmi
Ekran görüntüsü resmi

Bu uygulama hakkında

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA
Airline Trade Association ( ATA ) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu keentay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda.
Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka. sidoo kale ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka
Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo ay musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.
Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.
Haddaba Haddii aad leedahay Seyahat Acentesi Halkan kala soo dag Uygulama-ka ATA Agency oo soo geli Kullanıcı adı ve şifre-kaaga.
Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberkan:
marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay. ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan. sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka dooro waqtiga bixitaan-ka. halkanna ka dooro inta qof ay yihiin macaamiisha ve tikid-ka U jareyso. Kadib ku dhufo halkan ay ku qorantahay "Uçuş Arama".
Waxa aad sidoo kale ve fudud qeybtan ay ku qoran tahayy "Tarifeli Uçuşlar" kaga heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan.
ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya. ka dib u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan Email-ka lagu dirayo Ticket-ka.
Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal
Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA.
haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh.
Sidoo kale haddi ve dooneyso in aad u safari gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA.
oo geli halkan magaalada aad ka safreyso, halkanna magaalada aad u sucoto, kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo "arama uçuşu". Balmumu ve durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee ve safraya magaalada ve socoto.
sidoo kale waxa aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah "Yaklaşan Uçuşlar-ka"
haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona.
mahadsani
Güncellenme tarihi
27 Nis 2023

Veri güvenliği

Geliştiricilerin verilerinizi nasıl toplayıp paylaştıklarını anlamak, güvenliğin ilk adımıdır. Veri gizliliği ve güvenliği yöntemleri; kullanımınıza, bölgenize ve yaşınıza göre değişiklik gösterebilir. Geliştiricinin sağladığı bu bilgiler zaman içinde güncellenebilir.
Üçüncü taraflarla veri paylaşımı yok
Geliştiricilerin, veri paylaşımını nasıl beyan ettikleri hakkında daha fazla bilgi edinin
Veri toplanamadı
Geliştiricilerin, veri toplamayı nasıl beyan ettikleri hakkında daha fazla bilgi edinin
Veriler, aktarım sırasında şifreleniyor

Uygulama desteği

Telefon numarası
+252615779523
Geliştirici hakkında
DUULIYE
mahadigalle@gmail.com
Hodan, Mogadishu KM4 Street Banaadir Somalia
+252 63 8488982

Duuliye tarafından sunulan diğer öğeler