Sınıf Projesi [222] waa Uygulama ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 ve Fasalka sideedaad.
Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta uygulaması ardayda dhigata dugsiga Arafat İlk ve Ortaokulu oo kuyaalo caasimada Muqdisho.
Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee balmumu ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo lahana ardayda dhigata dugsiyada dhexe.
Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.
Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.
Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose:
faadil@msn.cn
Güncellenme tarihi
15 Ağu 2023