Diiwaanka Mirqaanka

1 B+
İndirme
İçerik derecelendirmesi
Tüm yaşlar
Ekran görüntüsü resmi
Ekran görüntüsü resmi
Ekran görüntüsü resmi
Ekran görüntüsü resmi
Ekran görüntüsü resmi

Bu uygulama hakkında

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo kağan, hadii ay Ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha tuvalet igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay Ahaan lahayd warshado, beero iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo Lugu Badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan tuvalet racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad iyo 3aad.
 Xubno ka tirsan golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka orta ah iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa laga xulanayaa seddexda xisbi kağan orta walba 5 musharax, musharaxiintan waxa tuvalet balan qadayaa la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
O olarak aan tuvalet eegin qabiil.
o ise xildhibaanku balan qaado içinde uu xeerkan Meel mariyo marka la doorto.
O olarak xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
 Muwaadiniin morina bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo qof.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:
a) Koox Hal-Kapı ah oo ka 100 qof kooban
b) Unugyada oo ka kooban Hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo isaga Hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 x 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya Liis Rasmi ah oo maxkamada sare tuvalet gudbiyo, ujeedaduna waa aan hodhow cid lahana lagu darin, oo wixii faa'iido ahi Gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa waa la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani paçavra iyo dumarba inta ay TAHAY, tusale Ahaan hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis Ahaan $ 2.5million (500 milyon $).
 in la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu badali lahaayeen nooc lahana oo ganacsi ah.
 Waa la daraasadeeyo warshadaha iyo ganacsiga tuvalet digo-Rogan karo, ee la jaan qaadi Kara dhaqan-dhaqaalaha Dadka. Tusaale Ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500million, waxa ay kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta Hoos ku Kur'an içinde waa:
o ise sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid lahana warshadaha la cayimay aan tuvalet ogalaan.
O olarak sifo sharci ah loo siiyo Dhul, illeyn waa xal raadise.
O olarak sifo sharci ah loo magacaabo gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
Talaabada ugu danbaysaa waa içinde fulintii la bilaabaa, waxaana tuvalet bilaabi karaa sida Hoos ku xusan o:
 Waa si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa içinde ganacsadaha tuvalet sheego içinde uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo Kolba Kolka ka danbeysa, tusaale Ahaan Kolka hore waa uu içinde dhimaa 20,% 40,% 60,% ...
 Dhinaca kolayada, soo rogaan amar sheegaya içinde 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan YK dawladaha hoose Ay waa. kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa YK lagu iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu TAGI karaa qolkaasi, markaas waxa laga yaabaa içinde qofkiiba ku soo 10 $ AMASE 5 $ hagaagaan.
 Kolka Ugu danbaysana, tusaale Ahaan 5 Sano ka dib la soo'nun saaro xeer baarlamaan oo içinde waa% 100 mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu badan, waxa ka orta ah dumar iyo bez, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30.000 ilaa 150.000 oo shilin maalintiiba.
... ... ...
Güncellenme tarihi
7 Kas 2017

Veri güvenliği

Geliştiricilerin verilerinizi nasıl toplayıp paylaştıklarını anlamak, güvenliğin ilk adımıdır. Veri gizliliği ve güvenliği yöntemleri; kullanımınıza, bölgenize ve yaşınıza göre değişiklik gösterebilir. Geliştiricinin sağladığı bu bilgiler zaman içinde güncellenebilir.
Üçüncü taraflarla veri paylaşımı yok
Geliştiricilerin, veri paylaşımını nasıl beyan ettikleri hakkında daha fazla bilgi edinin
Veri toplanamadı
Geliştiricilerin, veri toplamayı nasıl beyan ettikleri hakkında daha fazla bilgi edinin