Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

5,0
36 bài đánh giá
5 N+
Lượt tải xuống
Mức phân loại nội dung
Tất cả mọi người
Ảnh chụp màn hình
Ảnh chụp màn hình
Ảnh chụp màn hình
Ảnh chụp màn hình
Ảnh chụp màn hình
Ảnh chụp màn hình
Ảnh chụp màn hình

Giới thiệu về trò chơi này

Quudi Cirfiidka sápay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka sápay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah 'ciyaar si aad sáp u barato' si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida sáp loo akhriyo. Carruurtu sápay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LA'AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA JIRO, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO!
Dharmaan maadada waa 100% lacag la'aan, Waxa Sameeyey Literacy Nonprofit Curious Learning, CET iyo Apps Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
•Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh
•Ciyaar hab raaxit xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida
•Ciyaarta xasuusta ereyada
•Heerar “Codka kaliya” oo tartan leh
•Warbixinta horumarka waalinka
•Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah
•Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh
•Waxa loo Sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dám-dhaqameed
•Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
•Ma jiraan sáp xayeesiin ah
•Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta sápay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka mid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan in ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, Waxaa loo Sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horuminta dám-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka sápaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Na Uy si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga Waxaa loo Sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka sápaa u badelay ama نu habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay'ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo Waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, sáp Sameeyayaal, iyo sáp barayaal oo xooga saaraya in ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta sápbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn iyo xog (macluumaad) - Waxayna ka shaqeynayaan inay ku ku aan ama ku soo bixiyaan 1
Lần cập nhật gần đây nhất
30 thg 7, 2021

An toàn dữ liệu

Sự an toàn bắt đầu từ việc nắm được cách nhà phát triển thu thập và chia sẻ dữ liệu của bạn. Các biện pháp bảo vệ quyền riêng tư và bảo mật dữ liệu có thể thay đổi tuỳ theo cách sử dụng, khu vực và độ tuổi. Nhà phát triển đã cung cấp thông tin này và có thể sẽ cập nhật theo thời gian.
Có thể ứng dụng này sẽ chia sẻ những loại dữ liệu này với bên thứ ba
Vị trí, Hoạt động trong ứng dụng và Thông tin và hiệu suất của ứng dụng
Có thể ứng dụng này sẽ thu thập những loại dữ liệu này
Vị trí, Hoạt động trong ứng dụng và Thông tin và hiệu suất của ứng dụng
Dữ liệu được mã hóa trong khi chuyển
Bạn có thể yêu cầu xóa dữ liệu
Đã cam kết tuân thủ Chính sách về gia đình của Play

Xếp hạng và đánh giá

5,0
35 bài đánh giá