Iphrojekthi Yekilasi [2022] waa Isicelo ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.
Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat Primary And Secondary School oo kuyaalo caasimada Muqdisho.
Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.
Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare and dhexe.
Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.
Faka imininingwane eyengeziwe nge-imeyili:
fadil@msn.cn
Kubuyekezwe ngo-
Aga 15, 2023