IKEN waa app casri ah oo kuu fududeynaya helitaanka cunto caafimaad leh oo fresh ah, lagana diyaariyo guryaha chefs la aamini karo iyo maqaayadaha kuu dhow.
Ka hel cuntooyin maalin walba fresh loo kariyo, dooro cuntada aad jeceshahay, kadibna si degdeg ah ayaa albaabkaaga laguugu keenayaa. Kariye waxay kuu keeneysaa adeeg fudud, degdeg ah, oo lagu kalsoon yahay hal app gudaheeda.