100+
Descargas
Calificación del contenido
Apto para todo público
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla

Acerca de esta app

Aplicación Cawiye: aplicación waa kuu fududeynaya inaad balan u qabsato dhaqtarkaaga adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

Appkaan ceraa balan kasoo qabsan kara dadka ku nool magaalada muqdisho.

Aplicación Cawiye si fudud ayaad isaga diiwaangelin kartaa adigoo balan ku qabsanaya cera ka yar 2 daqiiqo.📱💻

Cawiye App Waxaad ka heli kartaa isbitaalada ugu waaweyn magaalada muqdisho oo aad balan u qabsan kartaa dhaqaatiirta ka shaqeysa.

bukaanku wuxuu kala socon karaa Appka Cawiye ogeysiisyada iyo xayeysiimaha isbitaalada ay Sameynayaan sida qaliimo bilaash ah iyo wixii lamid ah.

Bukaanku wuxuu ogaan karaa inuu maqanyahay ama uu joogo dhaqtarka uu rabo inuu balan u qabsado iyo maalmaha uu shaqeeyo.

Bukaanku wuxuu Appka cawiye ka heli karaa wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad ay dhaqaatiirtu bixineyso.

Bukaanku markii uu balan u qabsado dhaqtarkiisa ceraaa fariin ugu soo dhici doontaa lambarka uu lacagta ka diray iyo qeybta notificaciones ee Appka asagoo fariintaas dhaqtarka kula kulmi doona.

Bukaanku wuxuu dalban karaa Ambulancia isbitaalka uu rabo ama u dhaw asagoo si fudud ku wici kara ambulance-ta.🚑🚑🚑

Bukaanku marka uu lacagta bixinayo wuxuu cera ku bixin karaa kaliya PAGO EVC.💵💵💵
Actualización
5 abr 2024

Seguridad de los datos

El primer paso de la seguridad es comprender cómo los desarrolladores recopilan y comparten tus datos. Las prácticas de privacidad y seguridad de datos pueden variar en función del uso de la app, la región y la edad. El desarrollador proporcionó esta información y podría actualizarla con el tiempo.
No se comparten datos con terceros
Más información sobre cómo los desarrolladores declaran el uso compartido
No se recopilan datos
Más información sobre cómo los desarrolladores declaran la recopilación
Los datos están encriptados en tránsito
Puedes solicitar que se borren los datos