DALAB APP – Hal App, Dhammaan Adeegyadaada
DALAB APP waa app casri ah oo kuu fududeynaya inaad hal meel ka hesho adeegyo kala duwan. Waxaad si fudud uga dalban kartaa, uga maamuli kartaa ugana la socon kartaa adeegyada aad u baahan tahay
Adeegyada DALAB APP
🌐 Internet
Dalbo oo maamul adeegyada Internet-ka si fudud oo degdeg ah
💱 eBadal
Isticmaal adeegga eBadal si sahlan
👥 Reseller
Maamul adeegyada iyo dalabyada Reseller-kaaga
🛍️ Shop
Ka dalbo alaabo iyo adeegyo kala duwan gudaha Shop-ka
📱 VIP Number
Dalbo VIP Number-ka aad rabto si fudud
DALAB APP wuxuu kuu keenayaa adeegyo badan hal meel iyadoo isticmaalka app-ka loo sameeyay inuu noqdo mid fudud degdeg ah oo ku habboon macaamiisha
Waxaad sidoo kale
✓ Samayn kartaa dalabyo cusub
✓ La socon kartaa xaaladda dalabkaaga
✓ Heli kartaa ogeysiisyo muhiim ah
✓ Maamuli kartaa akoonkaaga
✓ La xiriiri kartaa Support marka aad u baahan tahay caawimaad
DALAB APP
Internet • eBadal • Reseller • Shop • VIP Number
Hal App. Dhammaan Adeegyadaada
DALAB APP Hal app oo dhammaan adeegyadaada kuu diyaariya