Jeeble waa xog baahiyaha aad kala socon kartid dhaq-dhaqaaqa sicirka suuqa.
Badeecadaha suuqa, sarifka lacagaha qalaad iyo dahabka ayaa ka mid ah kuwa ugu isbedelka badan oo aad hab live ah kala socon kartid.
Hadii aad tahay ganacsade amaba daneeye sicirka suuqa, imika appka Jeeble la soo deg oo noqo xogogaal.