Khariirada qadow waxaan ugu talo galnay inay bulashu u isticmaasho isu socodka iyo adeega wax isu gaynta guri ama ganacsi. ama booqashada qaraabada/asaxaabta. waxaad si fudud u adeegsan kartaa adeegyada Faras,Dhaweeye,Taxi iyo Delivery ga. waa laga gudbay xiligii tilmaamaha iyo geed wayn hoostiisa. aduun casri ah ayaa lamarayaa
khariirada Qadow. fududaynta isu socodka bulshada iyo adeegyada delivery ga