Orod Darawal

Content rating
Everyone
5+
Downloads
Content rating
Everyone
Users Interact, Shares Location
Learn more
Screenshot image
Screenshot image
Screenshot image
Screenshot image
Screenshot image

About this app

Orod Darawal waa app-ka darawallada Orod — adeegga dalabka gaadiidka.
Ku noqo online, aqbal dalabyada kuu dhow, oo arag si sax ah
waxaad ka heli doonto safar kasta intaanad aqbalin.

Sidee ayay u shaqeysaa?
1. Codso inaad Orod Darawal ku noqoto (orodgo.com/codsi) — sug
ansaxinta.
2. Marka la ansixiyo, noqo online si aad u hesho dalabyo.
3. Dalab markuu kuu yimaado, waxaad arageeysaa qiimaha iyo goobta — waad
aqbali kartaa ama diidi kartaa.
4. Marka aad aqbasho, u soco meesha macaamiisha ku sugan yihiin.
5. Marka aad timaado, riix "Waan imid" oo bilow safarka.
6. Marka la gaaro meesha loo socday, xaqiiji in lacagta lagu
wareejiyay (EVC Plus).
7. Macaamiishu way ku qiimeeyaan — qiimahaaga guud wuxuu ku caawin
doonaa inaad hesho dalabyo badan.

Waxa kale ee Orod Darawal ku heli karto:
Dakhligaaga maalinlaha ah iyo toddobaadlaha ah, oo aad ka arki karto
app-ka gudihiisa
Tartanka toddobaadlaha ah iyo abaalmarinta darawallada ugu fiican
La sheekaysi iyo wicitaan gudaha app-ka la macaamiisha
Noqo darawal Orod — aqbal dalabyo, kasbo shaqo joogto ah
Updated on
Sep 9, 2026
Featured stories

Data safety

Safety starts with understanding how developers collect and share your data. Data privacy and security practices may vary based on your use, region, and age. The developer provided this information and may update it over time.
  • No data shared with third parties
    Learn more about how developers declare sharing
  • This app may collect these data types
    Location, Personal info and 3 others
  • Data is encrypted in transit
  • You can request that data be deleted
Content rating
Everyone
Users Interact, Shares Location
Learn more

App support

About the developer
MOHAMEDAMIN ABDI SALAD
AMIINSALAD2@OUTLOOK.COM
Ireland