Xeel-Daaq

Ietver reklāmas
5 tūkst.+
Lejupielādes
Satura vērtējums
Visiem
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls

Par šo lietotni

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka
suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-haweded intaad
ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan
ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado
ej ‟aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, vanags iyo waxqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.
 
Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u
ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo
inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu
ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,
oo waxa ula-jeedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato
bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka vanags iskood u
yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa
siday ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo
laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka
ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi
ka tolan tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna palaist var sheegin. Layskaga midhaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wax kale. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.
Atjaunināta
2020. gada 28. sept.

Datu drošība

Šeit izstrādātāji var rādīt informāciju par to, kā viņu lietotnē tiek vākti un izmantoti jūsu dati. Uzziniet vairāk par datu drošību.
Informācija nav pieejama.

Jaunumi

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...