Diiwaanka Mirqaanka

1 t.+
Lataukset
Sisällön ikärajoitus
Kaikki
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus
Kuvakaappaus

Tietoa sovelluksesta

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku WAA aafo qaran, hadii ay Ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay Ahaan lahayd warshado, beero iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugu badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somalimaa, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ka Tirsan golaha wakiilada.
O Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka puolivälissä ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa laga xulanayaa seddexda xisbi qaran puolivälissä walba 5 musharax, musharaxiintan waxa Loo balan qadayaa la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu WAA Sidan:
O aan loo eegin qabiil.
O xildhibaanku balan qaado vuonna uu xeerkan meel mariyo Markan la doorto.
O xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan INTA uu socdo.
 Muwaadiniin turska bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo QOF.
O Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:
a) Koox Hal-ovi ah oo ka kooban 100 QOF
b) Unugyada oo ka kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 QOF oo isaga hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 * 50 = 5000 oo QOF.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya Liis Rasmi ah oo maxkamada sare Loo gudbiyo, ujeedaduna waa vuonna aan hodhow cid lehtikaali lagu Darin, oo wixii faa'iido ahi Gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta TAA waa La qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani rätti iyo dumarba INTA ay tahay, tusale Ahaan hadii liisku noqdo 200 QOF oo mikdiiba haysto celcelis Ahaan $ 2,5 miljoonaa ($ 500 miljoonaa euroa).
 Vuonna la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu badali lahaayeen nooc lehtikaali oo ganacsi ah.
 Waa la daraasadeeyo warshadaha iyo ganacsiga Loo digo-Rogan Karo, ee la jaan qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha Dadka. Tusaale Ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500million, waxa ay kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee QOF walba ku haboon, waa la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta hoos ku qoran:
O Sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid lehtikaali warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.
O Sifo sharci ah loo siiyo Dhul, illeyn waa XAL raadise.
O Sifo sharci ah loo magacaabo gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
O Talaabada ugu danbaysaa waa vuonna fulintii la bilaabaa, waxaana Loo bilaabi karaa sida hoos ku xusan:
 Waa SI qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa vuonna ganacsadaha loo sheego vuonna uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo kolba Kolka ka danbeysa, tusaale Ahaan Kolka hore waa vuonna uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa vuonna dawladaha Hoose ay soo rogaan Amar sheegaya vuonna 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan QoL. kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa QoL lagu iibiyo qaadka, ileyn QOF kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa vuonna qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 amase 10 $.
 Kolka ugu danbaysana, tusaale Ahaan 5 sano ka dib, waa la soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani WAA dabaqada labaad ee silsilada KA-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu Badan, waxa ka puolivälissä ah dumar iyo rätti, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30000 ilaa 150000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Päivitetty
7.11.2017

Dataturvallisuus

Turvallisuus alkaa siitä, että ymmärrät, miten kehittäjät keräävät ja jakavat dataasi. Datan yksityisyys- ja tietoturvatoimet saattavat vaihdella käytön, alueen ja iän mukaan. Kehittäjä on antanut nämä tiedot ja saattaa päivittää niitä myöhemmin.
Dataa ei jaettu kolmansille osapuolille
Lue, miten kehittäjät ilmoittavat jakamisesta
Dataa ei ole kerätty
Lue, miten kehittäjät ilmoittavat keräämisestä