Diiwaanka Mirqaanka

1000+
Descargas
Clasificación de contido
Todos
Imaxe de captura de pantalla
Imaxe de captura de pantalla
Imaxe de captura de pantalla
Imaxe de captura de pantalla
Imaxe de captura de pantalla

Acerca desta aplicación

1. Hindise Musica yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo Qaran, hadii ai Ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ai Ahaan lahayd warshado, beero iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugués Badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad iyo 3aad.
 Xubno ka TIRSAN golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka mediados Ah, iyaga oo codka ai xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi Qaran mediados walba 5 musharax, musharaxiintan waxa loo Balan qadayaa en la taageero.
 Shuruudaha ai ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
o En aan loo eegin qabiil.
o En xildhibaanku Balan qaado en uu xeerkan meel Mariyo Marka la doorto.
o En xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan INTA uu socdo.
 Muwaadiniin bacallau ah bixiyayaal oo gaadhaya 5000 oo QOF.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban LABA dabaqadood:
a) Koox Hal-Porta ah oo ka kooban 100 QOF
b) Unugyada oo ka kooban Hal haldoor ah oo raadsata 50 QOF oo oo isaga Hoos yimaada taageera, ISU Geyn waa 100 * 50 = 5000 oo QOF.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya liis rasmi ah oo maxkamada sare loo gudbiyo, ujeedaduna waa en aan hodhow Cid col Musica Darin, oo wixii faa'iido ahi gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa waa en la qiimeeyo hantida ai haystaan ​​ganacsatadani folla iyo dumarba INTA ai tahay, tusale Ahaan hadii liisku noqdo 200 QOF oo mikdiiba haysto celcelis Ahaan $ 2,5 millóns ($ 500 millóns).
 en La qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu Badali lahaayeen nooc col oo ganacsi ah.
 Waa en la daraasadeeyo warshadaha iyo ganacsiga loo digo Rogan Karo, ee la Jaan qaadi Kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale Ahaan hadii ai hantidu noqoto $ 500 millóns, waxa ai kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la Sugo mashaariicda ganacsiga ee QOF walba ku haboon, waa en la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta Hoos ku qoran:
o En Sifo sharci ah loo cayimo muddo aan Cid col warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.
o En Sifo sharci ah loo siiyo Dhul, waa illeyn XAL raadise.
o En Sifo sharci ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada ugu danbaysaa waa en fulintii la bilaabaa, waxaana loo bilaabi karaa sida hoos ku xusan:
 Waa en si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa en ganacsadaha loo sheego na uu uu u macaamiishiisa kolayada yareeyo kolba Kolka ka danbeysa, tusaale Ahaan Kolka hore waa en uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa en dawladaha hoose ai soo rogaan amar sheegaya en 20kii qofba ai kolayadooda u qol kireeyaan. kolkaa sakaddiiba waxa Laga helayaa qol Musica iibiyo qaadka, iLeyn QOF kasta oo qaadka cunaa Badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa en qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 AMASE $ 10.
 Kolka ugu danbaysana, tusaale Ahaan 5 Sano ka Dib, waa en la soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu Badan, waxa ka mediados ah Dumar iyo pano, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30.000 Ilaa 150.000 oo shilin maalintiiba.
... ... ...
Última actualización
7 de nov. de 2017

Seguranza dos datos

A seguranza pasa por entender como recompilan e comparten os teus datos os programadores. As prácticas relacionadas coa seguranza e a privacidade dos datos utilizadas poden variar en función do uso, a rexión e a idade. O programador facilitou esta información e pode modificala co paso do tempo.
Non se comparten datos con terceiros
Máis información sobre como fan os programadores declaracións acerca dos datos que comparten
Non se recompila ningún dato
Máis información sobre como fan os programadores declaracións acerca da recompilación de datos